Conversions

Volume Conversions

=

Note: the text result is rounded to the nearest USABLE measuring tool (1/2 tsp, 1/4 tsp, 1/8 tsp, 1/2 cup, 1/3 cup, 1/4 cup) where applicable.

Weight Conversions

=

Length Conversions

=

Temperature Conversions

=

Note: In the ‘Convert From’ box, enter the quantity for °C, °F, K or choose a Gas Mark from the list. Also, Gas Mark values can be very different around the world.

Beddelaadda Mugga

=

Beddelaadda Culayska

=

Beddelaadda Dhererka

=

Beddelaadda Heerkulka

=

Note: In the ‘Convert From’ box, enter the quantity for °C, °F, K or choose a Gas Mark from the list.

Convertisseur de Volume

=

Convertisseur de Masse

=

Convertisseur de Longueur

=

Convertisseur de Température

=

تحويل الأحجام

=

تحويل الأوزان

=

تحويل الطول

=

تحويل درجة الحرارة

=

37 Responses to Conversions
  1. mahdi
    January 17, 2014 | 3:21 pm

    We ayaan is in salaamayaa

    • A&L
      January 18, 2014 | 8:58 am

      Waa ku mahadsan tahay salaanta wacan walaal.

      • naima hussein
        November 20, 2014 | 7:54 am

        Asaalam alaykum am soo happy for your job wrll done looking to try all those recipes inshaalah i wanted to ask u if there will be the brown flour attamark recipe inshaalah looking forward to it

        • A&L
          November 27, 2014 | 2:15 pm

          Wa’alaikum Assalam Warahmatullahi Wabaraktuh.
          Thank you for your kind comment. Here is the link http://xawaash.com/?p=2250 for our Chapati recipe. You can replace wheat flour with brown flour.

    • Mary
      July 15, 2015 | 2:14 am

      Hi thank you for sharing your basbousa recipe. I enjoy watching the way you present the basbousa and seeing clear measurements. Could you please tell me if it is nicer to use orange blossom water in the syrup or rose water. Also if I was to use oil instead of butter which type of oil.
      Thank you.
      God bless.

  2. cabdirizaq
    March 31, 2014 | 3:01 pm

    Asl wr wb aad iyo aad ayaa idinku mahad celinayaa waxaa jeceshihiina illaah ha idin sahlo ilmihiinana baari ilaah ha idinka dhigo .
    Sual ? Fadlan idinkoo raali ah ma ii sheegi kartaan alaabta aad cundata ku karisaan meel aan kaheli karo ? SIda qaandooyinka iyo biyaha kuwa lagu cabiro ?
    Waa hadaa awoodaan thanks again ★★★★★

    • A&L
      March 31, 2014 | 11:57 pm

      Mahadsanid walaal. Ilaahay khayr ha ku waafajiyo. Intaad noogu ducaysay iyo in ka badan Eebbe ha ku siiyo. Aamiin.

      Waxaad ka heli kartaa dukaamada waaweyn (department store), supermarket-yada ama dukaamada maacuunta lagu gado.

  3. Salama
    April 4, 2014 | 2:00 pm

    Thank you so much for creating this, you’ve helped me learn to love cooking and trying new things … wish you greater success inshallah.

    may Allah SWT shower you both with many blessings!!!

    • A&L
      April 7, 2014 | 1:43 am

      Thank you so much for your kind words and prayers. We are happy we could help.

  4. Nin-culus
    April 28, 2014 | 1:42 pm

    Asc mmarka labaad shaqo wacan wax tarleh webkaan waa webka kaliye ee soomaaliyeed ee karinta cunto somaliyed oo mac.

    • A&L
      April 28, 2014 | 5:06 pm

      Mahadsanid! walaal qaali ah baad tahay.

  5. amaal
    May 7, 2014 | 10:59 am

    thanks alot walalahayga galiyay wakhti dheer cuntada,waanu kafaaiidnay alhamdulilah idinkana ajar alaha idinka siiyo waxaan idin leeyahay sii wada haka caajisinina we love you…. A and L

    • A&L
      May 8, 2014 | 11:15 pm

      Walaasheenna qaaliga ah, aad iyo aad ayaa ugu mahadsan tahay faallada wacan iyo ducada. Adigana qayr ayaan kuu rajaynaynaa.

  6. zahra
    May 7, 2014 | 12:12 pm

    Assalamu alaikum waraxmatullah waxaan idin kuga salamey salaanta islamka salaam kadib walalahey qaali ahow waxaan idin ka codsanaya inaan no so gilisaan baklava jazakumullahu khair

    • A&L
      May 8, 2014 | 11:22 pm

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullahi Wabarakatuh.
      Waa ku mahadsan tahay salaanta wacan. Hadduu Eebbe idmo Ramadaanka ka hor ayaan soo gelin doonnaa.

  7. zahra
    May 11, 2014 | 1:29 pm

    Assalamu alaikum waraxmatullahi wa barakatu wallalaheyga qali ahow aad Iyo aad aya umahadsantihn inti dhimin idinka aan idinka sugaynaa dukaamanka turkishka markale miligu arkaayo. Xawaash Hajiro oo Hajoogo Assalamu alaikum.

    • A&L
      May 13, 2014 | 12:48 am

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
      Aad iyo aad ayaa ugu mahadsan tahay faallada wacan. Qayr ayaan kuu rajaynaynaa.

  8. Sofie
    June 18, 2014 | 3:59 pm

    Assalamu aleykum! Im swedish converted to Islam alhamdulilah and married a somali man. I always use to look at your webside and learn from it alhamdulilah.
    Mahadsanid :)

    • A&L
      June 18, 2014 | 10:42 pm

      Wa’alaikum Assalam Warahmatullahi Wabarakatuh.
      Thank you very much for your kind comment. We are glad to know that the website has been beneficial to you.

  9. Sister from London
    July 15, 2014 | 1:34 pm

    Marsha’Allah love this blog, I would love to see a xawaash Somali cooking book I would be sure to buy one!

    • A&L
      July 15, 2014 | 10:24 pm

      Thank you very much. You never know, we might wright it one day.

  10. nasra
    July 25, 2014 | 9:53 am

    wallo marka hore aaad iyo aad ayad umahadsantihin marka hore waxa raba ina isheegtaan maxa la dhaha qalabka aad ku samesan cream ama marka kor saaraysaan cake shayga uu ku jiro magiicsa oon ugu sameyn karo sida rose oo kale wadna mahadsantihin fadlan jawaab ayan idinka raba

    • A&L
      July 25, 2014 | 10:12 pm

      Adigaa mahadda mudan walaal. Decorating bag ama piping bag iyo decorating tip. Haddaad fiyoore ka samaynaysid waxaad u baahanaysaa tipka 1M. Shirkadda samaysa Wilton ayaa la yiraahadaa.

  11. Sister
    August 20, 2014 | 9:12 pm

    Assalaam alaikum wa rahmatullahi wa barakatuh..

    May Allaah bless you both in this life and the next.. Ameen

    Honestly this blog has been of great benefit to me and many other sisters in London.. We all talk about it in our local masjid when we get together and it’s helped us so much with our cooking skills.. Please do keep the recipes coming..

    JazakoumAllaahu khairen

  12. mohamed
    October 1, 2014 | 8:27 pm

    ASC,aad iyo aad ayaan idiinka mahad celinayaa adeega wanaagsan ee aad umadiina soomaaliyed u haysaan,run ahaantii qayb wayn ayaad ka qaadateen caafimaadka bulshada iidinoo mar walba noo soo bandhiga cuntooyin dheeli tiran,waxaad u qalataan wasaarada caafimaadka ee Canada iyo ta Soomaaliyaba inay abaal marin idintiisayaan,,ilaahay khayr ha idin siiyo wadankiina nabad ha inooga dhigo,,waad mahadsantihin mar labaad.

    • A&L
      October 6, 2014 | 11:44 pm

      Adigaa mahadda mudan walaal. Aad iyo aad ayaan ugu faraxnay faallada qiimaha leh aad inoo soo qortay waanna ku mahadsantahay. Qayr badan ayaan Eebbe kaaga baryaynaa. Mahadsanid mar labaad.

  13. muna
    December 12, 2014 | 1:14 pm

    asc waa idin salamey A&L masha allah kher ilahey hanisiyo cunto karis ayan kabartey xawaaash.com waa ku mahadsantihin JazakoumAllaahu khairen

    • A&L
      December 16, 2014 | 8:12 pm

      Adigaa mahadda mudan walaal. Waan ku faraxnay inaad ka faa’iidaysatay Xawaash.com.

  14. MARYAN
    December 31, 2014 | 12:11 pm

    WALALA YAAL WAAN IDINSALAMAY AYAANTAAN MAXAA KU DHACAY PAGKA MELKALE MIYAAD U WAREGTEN WAXBA LAMA SOGALIN XAWAASH.COM CIMRI CIBAADO LEH IYO CAFIMAD ALLAHA IDINSINYO.

  15. sumeya
    June 27, 2015 | 7:56 pm

    i went to learn how to cook pasta plz do one video cooking pasta and thanks :)

  16. Abdullahi
    July 17, 2015 | 10:30 am

    Asalaamu calaykum
    majiraa email sales bersonkiina lagala soo xiriiro
    mahadsanidiib

  17. vera
    November 3, 2015 | 7:53 am

    Hi,
    I have a question, do they use other kinds of kitchen utensils in Somalia then in for example, Europe?

    Thanks :)

  18. Abdirahman
    November 8, 2015 | 3:27 pm

    Asc:
    Waa KU mahadsantihiin walalaheyga qaaliga ah umadda waxaan u heeysaan. Waxaan rajeynayaa inaad wax cusub soo dhigtaan barta youtube ka Asc

  19. cabdiraxmaan
    March 18, 2016 | 7:28 am

    asc walaalayaal waxaan rabaa idinkoo raali ah sida loo sameeyo ice cream with in the machine
    mahadsanidiin.

  20. Lynda Meyer
    April 21, 2016 | 9:08 pm

    Hi, I am wondering about the frying in oil of several recipes: APPLE FRITTERS, QAMBUUS, BALBALOW,ZIBATERA AND MAHAMRI.

    ?How much oil, how deep for frying?
    And more important: Is it possible to bake these recipes or cook them some way other than frying? Thanks so much! Lynda

  21. Adly
    April 28, 2016 | 10:29 am

    you said it is a Lebanese dessert, but you call it kunafa Naabilsiya, means from NABLESS, Palestine. and you recommend Akawi cheese, means from Akka, Palestine.
    thank you

  22. Abdul
    March 18, 2017 | 3:42 pm

    Hello there,
    I would like you to add a picture of Mayi gaba and mazo forno because I have searched for in the internet and I couldn’t find it.
    Thanks

Leave a Reply to mahdi

Wanting to leave an <em>phasis on your comment?

Trackback URL http://xawaash.com/wp-trackback.php?p=7039

About (Annaga)
Qui Sommes Nous نبذة عنا

We are a husband and wife team and we live in Canada. In a world full of food complications, we make cooking very simple. Our recipe videos will make your cooking easy, relaxed and enjoyable. We bring you the foods we love from Somalia and from around the world.