Conversions

Volume Conversions

=

Note: the text result is rounded to the nearest USABLE measuring tool (1/2 tsp, 1/4 tsp, 1/8 tsp, 1/2 cup, 1/3 cup, 1/4 cup) where applicable.

Weight Conversions

=

Length Conversions

=

Temperature Conversions

=

Note: In the ‘Convert From’ box, enter the quantity for °C, °F, K or choose a Gas Mark from the list. Also, Gas Mark values can be very different around the world.

Beddelaadda Mugga

=

Beddelaadda Culayska

=

Beddelaadda Dhererka

=

Beddelaadda Heerkulka

=

Note: In the ‘Convert From’ box, enter the quantity for °C, °F, K or choose a Gas Mark from the list.

Convertisseur de Volume

=

Convertisseur de Masse

=

Convertisseur de Longueur

=

Convertisseur de Température

=

تحويل الأحجام

=

تحويل الأوزان

=

تحويل الطول

=

تحويل درجة الحرارة

=

37 comments

      1. Asaalam alaykum am soo happy for your job wrll done looking to try all those recipes inshaalah i wanted to ask u if there will be the brown flour attamark recipe inshaalah looking forward to it

    1. Hi thank you for sharing your basbousa recipe. I enjoy watching the way you present the basbousa and seeing clear measurements. Could you please tell me if it is nicer to use orange blossom water in the syrup or rose water. Also if I was to use oil instead of butter which type of oil.
      Thank you.
      God bless.

  1. Asl wr wb aad iyo aad ayaa idinku mahad celinayaa waxaa jeceshihiina illaah ha idin sahlo ilmihiinana baari ilaah ha idinka dhigo .
    Sual ? Fadlan idinkoo raali ah ma ii sheegi kartaan alaabta aad cundata ku karisaan meel aan kaheli karo ? SIda qaandooyinka iyo biyaha kuwa lagu cabiro ?
    Waa hadaa awoodaan thanks again ★★★★★

    1. Mahadsanid walaal. Ilaahay khayr ha ku waafajiyo. Intaad noogu ducaysay iyo in ka badan Eebbe ha ku siiyo. Aamiin.

      Waxaad ka heli kartaa dukaamada waaweyn (department store), supermarket-yada ama dukaamada maacuunta lagu gado.

  2. Thank you so much for creating this, you’ve helped me learn to love cooking and trying new things … wish you greater success inshallah.

    may Allah SWT shower you both with many blessings!!!

  3. Asc mmarka labaad shaqo wacan wax tarleh webkaan waa webka kaliye ee soomaaliyeed ee karinta cunto somaliyed oo mac.

  4. thanks alot walalahayga galiyay wakhti dheer cuntada,waanu kafaaiidnay alhamdulilah idinkana ajar alaha idinka siiyo waxaan idin leeyahay sii wada haka caajisinina we love you…. A and L

    1. Walaasheenna qaaliga ah, aad iyo aad ayaa ugu mahadsan tahay faallada wacan iyo ducada. Adigana qayr ayaan kuu rajaynaynaa.

  5. Assalamu alaikum waraxmatullah waxaan idin kuga salamey salaanta islamka salaam kadib walalahey qaali ahow waxaan idin ka codsanaya inaan no so gilisaan baklava jazakumullahu khair

    1. Wacalaykum Assalaam Waraxmatullahi Wabarakatuh.
      Waa ku mahadsan tahay salaanta wacan. Hadduu Eebbe idmo Ramadaanka ka hor ayaan soo gelin doonnaa.

  6. Assalamu alaikum waraxmatullahi wa barakatu wallalaheyga qali ahow aad Iyo aad aya umahadsantihn inti dhimin idinka aan idinka sugaynaa dukaamanka turkishka markale miligu arkaayo. Xawaash Hajiro oo Hajoogo Assalamu alaikum.

    1. Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
      Aad iyo aad ayaa ugu mahadsan tahay faallada wacan. Qayr ayaan kuu rajaynaynaa.

  7. Assalamu aleykum! Im swedish converted to Islam alhamdulilah and married a somali man. I always use to look at your webside and learn from it alhamdulilah.
    Mahadsanid 🙂

    1. Wa’alaikum Assalam Warahmatullahi Wabarakatuh.
      Thank you very much for your kind comment. We are glad to know that the website has been beneficial to you.

  8. Marsha’Allah love this blog, I would love to see a xawaash Somali cooking book I would be sure to buy one!

  9. wallo marka hore aaad iyo aad ayad umahadsantihin marka hore waxa raba ina isheegtaan maxa la dhaha qalabka aad ku samesan cream ama marka kor saaraysaan cake shayga uu ku jiro magiicsa oon ugu sameyn karo sida rose oo kale wadna mahadsantihin fadlan jawaab ayan idinka raba

    1. Adigaa mahadda mudan walaal. Decorating bag ama piping bag iyo decorating tip. Haddaad fiyoore ka samaynaysid waxaad u baahanaysaa tipka 1M. Shirkadda samaysa Wilton ayaa la yiraahadaa.

  10. Assalaam alaikum wa rahmatullahi wa barakatuh..

    May Allaah bless you both in this life and the next.. Ameen

    Honestly this blog has been of great benefit to me and many other sisters in London.. We all talk about it in our local masjid when we get together and it’s helped us so much with our cooking skills.. Please do keep the recipes coming..

    JazakoumAllaahu khairen

  11. ASC,aad iyo aad ayaan idiinka mahad celinayaa adeega wanaagsan ee aad umadiina soomaaliyed u haysaan,run ahaantii qayb wayn ayaad ka qaadateen caafimaadka bulshada iidinoo mar walba noo soo bandhiga cuntooyin dheeli tiran,waxaad u qalataan wasaarada caafimaadka ee Canada iyo ta Soomaaliyaba inay abaal marin idintiisayaan,,ilaahay khayr ha idin siiyo wadankiina nabad ha inooga dhigo,,waad mahadsantihin mar labaad.

    1. Adigaa mahadda mudan walaal. Aad iyo aad ayaan ugu faraxnay faallada qiimaha leh aad inoo soo qortay waanna ku mahadsantahay. Qayr badan ayaan Eebbe kaaga baryaynaa. Mahadsanid mar labaad.

  12. asc waa idin salamey A&L masha allah kher ilahey hanisiyo cunto karis ayan kabartey xawaaash.com waa ku mahadsantihin JazakoumAllaahu khairen

  13. WALALA YAAL WAAN IDINSALAMAY AYAANTAAN MAXAA KU DHACAY PAGKA MELKALE MIYAAD U WAREGTEN WAXBA LAMA SOGALIN XAWAASH.COM CIMRI CIBAADO LEH IYO CAFIMAD ALLAHA IDINSINYO.

  14. Hi,
    I have a question, do they use other kinds of kitchen utensils in Somalia then in for example, Europe?

    Thanks 🙂

  15. asc walaalayaal waxaan rabaa idinkoo raali ah sida loo sameeyo ice cream with in the machine
    mahadsanidiin.

  16. Hi, I am wondering about the frying in oil of several recipes: APPLE FRITTERS, QAMBUUS, BALBALOW,ZIBATERA AND MAHAMRI.

    ?How much oil, how deep for frying?
    And more important: Is it possible to bake these recipes or cook them some way other than frying? Thanks so much! Lynda

  17. you said it is a Lebanese dessert, but you call it kunafa Naabilsiya, means from NABLESS, Palestine. and you recommend Akawi cheese, means from Akka, Palestine.
    thank you

  18. Hello there,
    I would like you to add a picture of Mayi gaba and mazo forno because I have searched for in the internet and I couldn’t find it.
    Thanks

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *