Happy Birthday, Somalia! (Sannad Guuro Wanaagsan, Soomaaliya!) Joyeux anniversaire, Somalia! عيد ميلاد سعيد، الصومال

23 Responses to Happy Birthday, Somalia! (Sannad Guuro Wanaagsan, Soomaaliya!) Joyeux anniversaire, Somalia! عيد ميلاد سعيد، الصومال
  1. A&L
    June 30, 2013 | 10:10 pm

    Walaalaheenna qaaliga ah oo aan jecelnahay,

    Waxaan dhammaan idiin soo diraynaa salaan diirran. Haddu Eebbe idmo, waan soo gelin doonnaa sida loo sameeyo burka (bur saliid).

  2. Rahma
    July 1, 2013 | 12:34 am

    as salamu aleykum, walaal. adna siido kale sanad guuryo wanagsan. insha allah waan sugeyna. jazakallah. ilaahay dartiisa ku jeclahay.

  3. Ayaan Abdullahi Ali
    July 1, 2013 | 1:19 am

    bash bash iyo baraare somaalaay hambalyo waa dharaartii aan ka xurownay heeryadii gumeeystaha….hambalyo hambalyo ciid wanagsan/

  4. umu axlaam
    July 1, 2013 | 8:07 am

    asc wad mahad san tihin walalo insha allah noo soo dadal ramadanka afuurka sido kale buurarka oo nocoyow kaladuuwan ban rabnaa

  5. Nasra
    July 1, 2013 | 7:55 pm

    calanyahow ha dheelliyin hana dhicin weligaa, samo iyo baraaraan kuu rajeynaya adiga iyo qowmiyadda Soomaaliyeed. Insha-allah Kheyr.

  6. UmmuAbdirahman
    July 2, 2013 | 3:17 am

    Sanad Guuro wanagsan dhaman Somali.
    Ooow it looks so delicious

  7. falxad
    July 2, 2013 | 9:50 am

    ciid wanaagsan kuligiin meelkasta aad kukala nooshihiin

  8. shuto
    July 2, 2013 | 6:28 pm

    as salamu aleykum Sannad Guuro Wanaagsan dhamaan somali wayn thank you so much kooxda xawaash we love you ramadan kariim in advance

  9. zuzan yasin
    July 2, 2013 | 6:55 pm

    slmclk walaalahay idinkana sanad wanaagasan waa idinka sugeenaa burka ramadanka mahadasanidiin

  10. umuxafsa
    July 3, 2013 | 8:00 am

    as.c l iyo C aad iyo aad baad u mahadsantihiin jazaakumulaahu. kackac aa aad ii dhibay ma saliida iyo labada qaado caanaha bas miyaa lagu qasaayaa fadlan isoo fahamsiiya

  11. fadma
    July 3, 2013 | 4:09 pm

    Sannad guuro wanaagsan dhamaan bahda Xawaash iyo dhamaan soomaaliweyn meelkastaba ha joogaan waxaan idin leeyahay Sanadguuro wanaagsan Calankeyna ilaahow ciida ku adkeey
    aamiin.scw

  12. khadruja
    July 3, 2013 | 5:29 pm

    Sanad guuro wacan Oo wanaagsan again idin wada Lee yahay. Qaas again bahda xawaash guud ahaana soomaaliyoo dhan ayaan wada Lee yahay ilaahna waxaan ka baryeenaa inuu soomaliya halwadan Oo midooba inuu ilaah ka dhigo halyeeyadii dhiigooda hornimo darteed u daatay mid qasaaro ilaahay dhiigooda kama dhigo wadan nabad ah Oo mideeysan Oo quwad lehna ilaahay hanooga dhigo aamiin

  13. ifraah
    July 4, 2013 | 7:50 pm

    masha alah hya ramadan wuu yimid cuntada waa xageena barashadana waa xagiina

  14. Basro
    July 8, 2013 | 1:37 am

    Walaalahayagow idinkana sanad guuro wacan oo wanaagsan illahayna khayr badan ha,idinka siiyo sida aad isugu urursaan una soo nooleeseen cuntadeenii wanaagsaneed ee aan dhaqanka u leenahay.
    Hadaba walaalyaal waxaan idinka codsan lahaa sidaan idiinka baranayba inaad soo galisaan cunto fatkeedu yaryahay oo aan hilib badana ku saareen waayo Ramadaan aad ayaa wax loo kariyaa waqti danbana waa la afuraa. Mahadsanidiin

  15. um asmaa
    July 9, 2013 | 5:53 am

    asalaamu caleeykum walaalaheyga qhaaligoow dhamaantiin waxaan niigu hambalyeynaa calaa 1luulyo hambalyo soomaali meelkastoojoogto

  16. um asmaa
    July 9, 2013 | 5:59 am

    RAMADAAN AL-MUBAARAK INSHAA ALLAAH SANADKAAN SANADKIISA SALLAAMO ALLAAH HANAGUGAARSIIYO ANAGA IYO INTII ISLAAMAH WALLAALAHEYGA KHAALIGOOW RAMADAAN KARIIM

    • A&L
      July 9, 2013 | 6:34 pm

      Ramadaan Mubaarak, walaasheenna qaaliga ah. Waxaan Ilaahay kaaga baryaynaa caafimaad iyo cibaado suuban. Mahadsanid.

  17. juu and ruuxi
    July 11, 2013 | 2:28 am

    asc walalyal wan iddin slmay waxan fahmi la ahay 2 wadan eray ee ad q iyo w qw waxa ulla jedan mida kale wax yabahay la sameyay waxa ku jiro waxyabo aaan laga helen halkan jogo oo ah somaliya qasatan muqdisho marka waxan rawa ina ino so bandhitan wax yabolaga helo dalka mahadsanidin wll

    • A&L
      July 11, 2013 | 10:22 pm

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
      Sida ku qoran mukawinaadka hoostooda (QW waa qaaddo weyn – midda cuntada lagu cuno; qy waa qaaddo yar). Waan ku dadaalnaa waxyaabaha aan ka samayno inay yihiin waxyaabo meel walba laga helo. Inoo sheeg waxa aadan heli karin maxay yihiin?

  18. mina
    July 13, 2013 | 10:20 am

    Asc wrb
    it seems i can,t find white
    cornmeal can i use slightly yellow cornmeal

    • A&L
      July 14, 2013 | 5:52 pm

      Wa’alaikum Assalam Waraxmatullaahi Wabarakatuh.
      Yes, you can use yellow cornmeal instead.

  19. Umuhamim
    August 7, 2013 | 4:37 pm

    MINEL AYDIN DEAR BROTHER AND SISTER ABDULAHI AND LEILA
    I WISH YOU A HAPPY EID AND A LONG LIFE

    TEKEBELENA WAEMENKA WEMINKUM

    • A&L
      August 7, 2013 | 10:04 pm

      Eid Mubarak dear sister. Thank you so much for your kind words.

Leave a Reply to A&L

Wanting to leave an <em>phasis on your comment?

Trackback URL http://xawaash.com/wp-trackback.php?p=6520

About (Annaga)
Qui Sommes Nous نبذة عنا

We are a husband and wife team and we live in Canada. In a world full of food complications, we make cooking very simple. Our recipe videos will make your cooking easy, relaxed and enjoyable. We bring you the foods we love from Somalia and from around the world.