Baked Plantains (Bukiini La Foorneeyay) Plantains au Four موز بالفرن

Baked Plantains (Moos Bukiini La Foorneeyay) Plantains au Four موز بالفرن

Baked Plantains

www.xawaash.com

Soo bahee bahaane
Basal iyo bataato
Bocor iyo bukeeni
Beerteeya ki taale
Buulomareer ki jeeye

Come on, let’s go
Onions and potatoes
Pumpkins and plantains
Grow in my farm
I’ll take you to Bulomarer

And so goes the song (by Faarax Siidow Faarax), a man listing his riches, trying to woo the woman he loves. A few posts ago, his fellow countryman, who lives in the semi-arid parts of Somalia, was dangling oodkac (jerky-style beef cubes) to entice his beloved. While oodkac is precious for nomads, it is potatoes, pumpkins and plantains that are prized by the inhabitants of the fertile south, the land irrigated by the rivers Jubba and Shabelle. What both these men prove is that just like a man, the way to a woman’s heart is also through her stomach.

We love Somalia, its arid and its fertile, and we love plantains just as much as we love oodkac. We did a post on plantain stew and in this post, we present yet another way of enjoying this delicious fruit. This baked plantain dish is a very simple yet elegant looking dessert.

 

Print Recipe

Print Recipe with Photos

 

Ingredients:

(Tbsp is a tablespoon; tsp is a teaspoon)
(1 cup = 237 mL = 2.4 dl; 1 Tbsp = 15 mL; 1 tsp = 5 mL); all are level measurements

 

  • 2 Tbsp (30 mL) Unsalted butter
  • ¼ cup (50 g) Brown sugar (packed)
  • 1 cup (237 mL) Water
  • 2 Tbsp (30 mL) Vanilla essence or extract
  • 1 Pinch Salt – Optional
  • ¼ tsp (1.25 mL) Ground cinnamon
  • 2 Plantains (ripe)

Directions:

Ripe plantains


 

Steps for preparing the baked plantains

  1. In a pot or pan set on medium heat, combine the butter, brown sugar, and water. Stir well and then boil for 2 minutes.
  2. Add the vanilla and turn off the heat.
  3. Slice the plantains into ½ inch (2.5 cm) slices.
  4. Arrange the plantain slices in a baking dish as shown.
  5. Pour some of the syrup on top, coating the plantain slices.
  6. Sprinkle a pinch of salt on top (if desired), then sprinkle the ground cinnamon on top. Bake in a preheated oven for 45 minutes at 400°F/204°C.

 

Ready for baking


 

Baked Plantains


 

Baked Plantains


 

Moos Bukiini La Foorneeyay

www.xawaash.com

 

Daabac Soo’da

Daabac Soo’da oo Sawirro Leh

 

Maqaaddiirta:

(QW waa qaaddo weyn – midda cuntada lagu cuno; qy waa qaaddo yar)
(1 koob = 237 mL = 2.4 dl; 1 QW = 15 mL; 1 qy = 5 mL)

 

  • 2 QW (30 mL) Buuro aan cusbo lahayn
  • ¼ koob (50 g) Sokor maroon (faraha lagu riixay)
  • 1 koob (237 mL) Biyo
  • 2 QW (30 mL) Faniilla aan aalkolo lahayn
  • pinch Cusbo
  • ¼ qy (1.25 mL) Qorfe shiidan
  • 2 Moos bukiini (bukeeni) (bisil)

Diyaarinta:

Moos (muus) bukiini (bukeeni) bisil


 

Diyaarinta moos (muus) bukiiniga (bukeeniga)

  1. Digsi ama bir dab dhexdhexaad ah saaran, ku rid buurada, sokorta, biyahana ku shub. Si fiican u walaaq, kaddibna 2 daqiiqo karkari.
  2. Faniilada ku dar, kaddibna dabka ka demi.
  3. Mooska u jarjar gaballo ½ inch (2.5 cm).
  4. Gaballada mooska waxaad ku saftaa saxan foornada loogu talagalay.
  5. Waxaad kor uga shubtaa sirabka, adigoo sirabka qaar ka reebanaysid.
  6. Far iyo suul oo cusbo ah kor uga bilbil (haddaad doontid waad ka dhaafi kartaa). Qorfaha la shiiday kor uga bilbil. Ku dub foorno lasii kululeeyay 400°F/204°C muddo 45 daqiiqo.

 

Waa u diyaar in la foorneeyo


 

Moos Bukiini La Foorneeyay


 

Moos Bukiini La Foorneeyay


 

Plantains au Four

www.xawaash.com

Soo bahee bahaane
Basal iyo bataato
Bocor iyo bukeeni
Beerteeya ki taale
Buulomareer ki jeeye

Aller, aller
Oignons et Patates
Citrouilles et plantains
Poussez dans ma ferme
Je vous amènerai à Bulomarer

Et ainsi de suite dans cette chanson (de Faarax Siidow Faarax), un homme fait l’inventaire de ses richesses, pour courtiser la femme qu’il aime. Quelques recettes plus tôt, un campagnard, des régions semi-arides de Somalie, présentait son oodkac (cubes de boeuf séché) pour attirer sa bien-aimée. L’oodkac est précieux pour les nomades, alors que ce sont les patates, les citrouilles, et les plantains qui ont de la valeur pour la habitants du sud fertile, terre irriguée par les rivières Jubba et Shabelle. Ces deux histoires montrent que, comme pour un homme, le meilleur moyen de ravir le coeur d’une femme est de passer par son estomac.

Nous aimons la Somalie, son côté aride et son côté fertile, et nous aimons les plantains autant que nous aimons oodkac. Nous avons déjà publié une recette de ragoût de plantains et dans celle-ci, nous vous présentons une autre façon de déguster ce fruit délicieux. Ce plat de plantains au four est un dessert un très simple mais très élégant.

 

Imprimer la Recette

Imprimer la Recette avec Photos

 

Ingrédients:

(cs est cuillère à soupe; cc est cuillère à café)
(1 mesure = 237 mL = 2.4 dl; 1 cs = 15 mL; 1 cc = 5 mL); mesures à ras

 

  • 2 cs (30 mL) de Beurre Doux
  • ¼ mesure (50 g) de Sucre Brun (tassé)
  • 1 mesure (237 mL) d’Eau
  • 2 cs (30 mL) d’Essence de vanille
  • 1 Pincée de Sel
  • ¼ cc (1.25 mL) de Cannelle en Poudre
  • 2 Plantains mûrs

Instructions:

Plantains mûrs


 

Étapes de préparation des plantains au four

  1. Mettre le beurre, le sucre brun et l’eau dans une casserole chauffée à feu moyen. Bien mélanger et faire bouillir 2 minutes.
  2. Ajouter la vanille et couper le feu.
  3. Découper les plantains en tranches de ½ pouce (1.25 cm).
  4. Ranger les tranches de plantains dans un plat creux comme ci-dessus.
  5. Verser le sirop dessus, pour recouvrir les tranches de plantains.
  6. Saupoudrer une pincée de sel (si vous le souhaitez), puis saupoudrer la cannelle en poudre par dessus.

Cuire 45 minutes au four préchauffé à 400°F/204°C.

Prêts pour la cuisson


 

Plantains cuits


 

Plantains cuits


 

موز بالفرن

www.xawaash.com

اطبع الوصفة – بدون صور

اطبع الوصفة – مع صور

المقادير

 
كوب = 237 مل، ملعقة كبيرة = 15 مل، ملعقة صغيرة = 5 مل
 

زبدة غير مملحة ملعقة كبيرة 2
(سكر بني( مضغوط جم 50
ماء كوب 1
روح الفانيليا ملعقة كبيرة 2
ملح pinch
ملعقة صغيرة ¼
(موز الجنة ( ناضج 2

 

طريقة التحضير:

 

موز الجنة (ناضج)


 

طريقة التحضير الموز

في قدر او مقلاة على نار متوسطة، توضع الزبدة، ثم السكر البني والماء. يحرك المزيج جيدا ثم يغلى لمدة دقيقتين. -1
تضاف الفانيلا وتطفئ النار. -2
يقطع الموز الى شرائح 2.5 سم. -3
ترص شرائح الموز في طبق فرن. -4
تضاف الشيرة ويحتفظ بقليل منها. -5
يرش الملح (اختياري) والقرفة المطحونة فوق الموز. يحمر الموز في فرن مسخن مسبقا على حرارة 400°F او 204°C لمدة 45 دقيقة. -6

 

جاهز لإدخال الفرن


 

موز بالفرن


 

موز بالفرن


 

 

 

 

 

 

Related posts:

30 Responses to Baked Plantains (Bukiini La Foorneeyay) Plantains au Four موز بالفرن
  1. Xasan
    March 28, 2013 | 2:11 am

    Mansha Allah sxb.

    • A&L
      March 29, 2013 | 10:16 am

      Adigaa mahadda mudan walaal.

  2. Ayaan abdullahi Ali
    March 28, 2013 | 7:58 am

    asc, walalayal aad ayd u mahadsan tihiin, aad ayuu u qurux badan yahay, Khaxwo an sokor laheyn hadii lagu cabo….mmmmm! masha’alah. kheyr badan ilaah ha idin siiyo mar waliba waa inoo faa’iideysaan.

    • A&L
      March 29, 2013 | 10:19 am

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
      Adigaa mahadda mudan walaal. Waan ku faraxsanay inaad jeclaatay. Hadduu Eebbe idmo noocyo kale ayaan soo gelin doonnaa. Mahadsanid walaal.

  3. casha
    March 28, 2013 | 11:49 am

    asc wan idin salamay walalahey
    markaa ledihii mooska wa biseel ma biyo aya hore ugu kariseen mise asaga aya siduu u yalay bisladay
    thanks

    • A&L
      March 29, 2013 | 10:27 am

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
      Maya walaal, biyo laguma karin. Dhoor maalmood ayaan dhignay assagaa iska bislaaday. Mahadsanid.

  4. Sarah
    March 29, 2013 | 7:10 am

    Can you please post moos bukiini anyway the recipe is yummy
    Can’t wait to try it. Mmm
    Shukran

    • A&L
      March 29, 2013 | 11:03 am

      God willing, we will post more recipes. Thank you.

  5. fadma
    March 29, 2013 | 8:58 am

    Masha,alah,waxaad i soo xasuusisay markaan yaree ramadaankii mom sameyn jirtay,inkasto ay foorno ku sameyn jirin xiligaas,iyo waxaan kaloo xasuustaa in xataa calooley lagu karin jiray sax
    masha,alah cunto karin waad dhameyseyn ,cuntadan waxaa aad looga yaqaanaa dadka dega
    koonfurta siiba labada webi shabeele iyo juba, xeebaha xamar marka baraawe kismaayo,iyo jilib iwm.Ilaah ha idin barakeeyo aamiin.

    • A&L
      March 29, 2013 | 11:13 am

      Aad iyo aad ayaa ugu mahadsan tahay faallada fiican. Waan ku faraxsan nahay yaraantaada inaan kusoo xasuusinay. Waa runtaa clooleyda waa lagu daraa moos bukiini, Hadduu Eebbe idmo waan soo gelin doonnaa. Mahadsanid walaal.

  6. Amaal Ali Hayaan
    March 30, 2013 | 3:16 am

    Ilaahay ha idin dhowro hana idin daayo,
    isha doqonta idinka dadan, ilaahay isha bani aadamka ha idinka hayo, waxaad tihiin dadka kaliya oo umada somaliyeed oo walaalihiin ah indhaha u furay alla yacisak, waxaan aad idinku hanbalyeynayaa meesha fiican ee aad nooga soo baxdeen ilaahay ajar iyo xasanaad ha idinku badalo dadka walaalahayna waxaan ka codsanayaa in waxay xawaash ka barteen ugu mahadiyaan uguna abaal gudaan duco iyo khayr,
    aad iyo aad ayaad mar labaad iyo sadexaadba u mahadsan tihiin dhamaan walaalahay A&L
    waa walaashin somaaliyeed oo idin jecel waxbadana idinka faaidaysatay, ilaahay ajar iyo xasanaad aan lasoo koobi karin ha idinku badalo

    • A&L
      March 31, 2013 | 12:45 am

      Assalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
      Marka koowaad waxaan leennahay aamiin. Ilaahay ha inoo aqbalo ducadaada. Tan labaad hadaladaada waa kuwo farxad ina geliyay. Annaga ayey sharaf weyn inoo tahay inaan idiin adeegno oo inta aan naqaan aan idinla wadaagno. Adiga iyo reerkaada iyo inta aad jeceshahay waxaan Eebbe idinkaga baryaynaa qayr iyo farxad. Wax idin qooma ama idin qaniina Alle idinma tuso. Taasna waa ducada hooyo Faadumo. Mahadsanid.

  7. iky
    March 30, 2013 | 1:43 pm

    aad ayaa u mahadsantihiin walaalayaal aadna waan ugu helaa cunadiina kala duwaan adkana u macaan. Waxaa rabaa inaa ku weydiiyo mooska caadiga ah maka sameyn karaa hadaan meel ku huuriyo.

    • A&L
      March 31, 2013 | 12:53 am

      Adigaa mahadda mudan walaal. Mooska (muus) caadiga wuu ka jilicsan yahay muus bukiini (bukeeni). Asaga oo ceeriin ah ayaad ka karin kartaa. Mahadsanid.

  8. nasra
    March 30, 2013 | 6:07 pm

    Salama caleykum. Mahadsanidiid aad aan uga helney. Ajaar haddaa. Soo gelin kartaan. Mahadsanidiin kheyr aan idiin rajeynaayaa.

    • A&L
      March 31, 2013 | 1:14 am

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
      Waan ku faraxnay inaad jeclaatay. Hadduu Eebbe idmo waan soo gelin doonnaa liima ajaar. Mahadsanid.

  9. Sarah
    April 3, 2013 | 6:50 am

    Hello guys

    • A&L
      April 3, 2013 | 12:20 pm

      Hi Sarah, how are you?

  10. um asmaa
    April 3, 2013 | 9:42 pm

    asalaamu caleykum walaalaheyga qaaligoow dhamaantiin aadaa umahadsantihiin jazaakallaah khayr

    • A&L
      April 6, 2013 | 5:22 pm

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
      Walaasheenna qaaliga ah aad iyo aad ayaa u mahadsan tahay. Waan ku faraxnay qoraalkaada. Qayr iyo caafimaad ayaan kuu rajaynaynaa.

  11. fatima
    April 5, 2013 | 12:49 pm

    i really love this recipe. thank you so much
    but can you please try to make chicken alfredo? thank you

    • A&L
      April 6, 2013 | 5:37 pm

      We will add it to the list. Thank you very much.

  12. Mulki
    May 1, 2013 | 10:28 am

    Hi A&L,
    Wonderful recipe! Can’t wait to try it out! Fantastic work, you guys are doing. May Allah (S.W) bless you in abundance.

    • A&L
      May 1, 2013 | 10:15 pm

      Thank you very much for your kind words. May God almighty bless you too.

  13. SHUU SHUU
    May 6, 2013 | 5:43 pm

    ASC WALALL WAN IDIN SALAMAY MARKA HORE MARKA XIGA AD AYAN IDINKAGA MAHAD CELINENAA SIDA WANAGSAN OO AD MAR WALBO NOGU FAA,IDEYSAN SU AL AYAN RABAY IN AN IDIN WEYDIYO IDINKI AAD U MAHDSAN MOOSKA MA MOOSKA CADIGA AH OO AN ISTICMALNO KAAS MIYA MASE MOOS NUC KALE EH WAYE ASC

    • A&L
      May 8, 2013 | 12:41 am

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
      Waa ku mahadsan tahay salaanta wacan. Waxaan isticmaalnay moos bukiini, ma’ahan moos caadi.

  14. dheeman sharif
    May 9, 2013 | 7:15 am

    manshaallaah waa cunto cajiib ah.

    • A&L
      May 10, 2013 | 6:21 pm

      Mahadsanid.

  15. shamsi
    June 9, 2013 | 6:48 pm

    asc wr wb walalyaal aad baan idiinkugu mahad celimayaa ilahey wax ka qeyr badan ha idunkugu bado run tii waa na cawisen ilahey ha idiin cawiyo hal su aal ayaan ka qabaa moos bukenigiga kawaran hadaan aan istic maalo Vanilla nooca budada ah oo cadaan ka ah tii an Somaliyo ku darsan jirnay buskudka mahadsanid

    • A&L
      June 10, 2013 | 11:36 pm

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
      Aamiin walaal. Aad iyo aad ayaan ugu faraxnay faallada wacan aad inoo soo qortan. Ilaahay waxaan kaaga baryaynaa qayr iyo caafimaad.

      Waa isticmaali kartaa faniilada budada.

Leave a Reply to A&L

Wanting to leave an <em>phasis on your comment?

Trackback URL http://xawaash.com/wp-trackback.php?p=6180

About (Annaga)
Qui Sommes Nous نبذة عنا

We are a husband and wife team and we live in Canada. In a world full of food complications, we make cooking very simple. Our recipe videos will make your cooking easy, relaxed and enjoyable. We bring you the foods we love from Somalia and from around the world.