Firni (Farni Cad) مهلبية

7 comments

  1. asc walaalahay qaali ah waa mahadsantihiin cuntooyinkiina macaan ee aad na barteen ajar allaha idinka siiyo! waxaa igu cusub alaabtaan maanta kahor ma arkin mana maqlin(firni) sideeda maa loo cunaa markay qabowdo teeda kale labaniyad ooo kale miyaa mida jaala ah thank u so much.

    1. Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
      Adigaa mahadda mudan walaasheenna qaaliga ah. Sida aad sheegtay, waa sida labaniyad oo kale. Waxaan rajaynaynaa inaad jeclaatid markaad samaysatid. Mahadsanid walaal.

  2. Assalamua Alaikum,

    Amazing! Thank you so much for posting this I have only enjoyed it in fancy afghani restaurant never thought I could find a recipe. Quick question where do you get rose water from? I live in Alberta, Canada I can’t find it around me :S

    Thanks in advance

    Umm Maria

    1. Wa’alaikum Assalam Warahmatullahi Wabarakatuh.
      Did you try ethnic stores? Indian and middle eastern grocers cary it. If you cannot find rose water then look for orange blossom water or kewra water.

      Ramadan Kareem.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *