Quesadillas (Keesadiya) الكاساديا

16 comments

  1. Asalamu Caleykum,

    Aad iyo aad ayaa idiin salaamay, Ilaaheey cimri dheer iyo cibaado suuban ha idin siiyo oo aad bulshada ugu faa’ideysaan. Mar walbo waxaan ka soo iibsadaa maqaaxida,marka hada ka bacdi waan suubsandoonaa insha-Allah. Su’aal ayaa waxaan ka qabaa Fried Sweet Dumplings, burka macaanka korka looga shubo, waxaan waayay 750gram yogurt, I lived in Twin Cities and the one tub yogurt contains 650gram and 907grams of yogurt, so what am I going to do? I was thinking about using less flour or more flour, but I don’t know how much flour should I use for 650gram or 907gram yogurt. Can you please help me. Thank You again for everything and Ramadaan Mubaarak

    1. Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
      Waa ku mahadsan tahay salaanta diiran iyo faallada wacan. Waan ku faraxnay inaad samaysan doontid Keesadiya, waxaanna rajaynaynaa inaad jeclaatid.

      Halkii koob caano fadhi waa 250g. Qiyaasta aan samaynay haddaad isticmaalaysid waxaa u baahanaysaa 3 koob caano fadhi. Sidaad ogsoon tihiinna koobka aan isticmaalno waa 237 mL.

  2. thank you bro and sis for every thing you did for us, really my family and i liked your web, mostly of your recipes i noted to make ramadan… i know my family will love your healthy and yummy recipes…
    i pray allah in my ramadan days to make you happy as you made us happy in our meals.. and give you much better than what you sacrificed for us

      1. rennet ka dhowr website ayn ka aqriyay ilaa hadana mafahmin waxcay ila tahay inan laga heleen halkan joogo waad mahadsantihiin jawaabtiina qaaliga ah

  3. Salam Alaikm,

    I stumbled across your Youtube channel today and going through it, I can really say is wow and just felt obliged in sending this message of encouragement. I would like to say I really admire the quality content uploaded here showcasing your cuisine and country soo beautifully. The multi-translations, No music and music versions and easy to follow video recipes are fantastic and i’m in awe of the effort put in to maintaining your series. For me studying abroad, your videos have really inspired me in trying your recipes. I acknowledge both your efforts and much thanks.

    Regards,

    Tariq Saleh (AlQassim, Saudi Arabia)

    1. شكرا ياأخي والله ما في منهم ها الزوجين, الله يحفظهم ويبعدهم العين والحسد وانشاءالله تكون مرتاح بزيارة هاالموقع,واشتقت كمان بلدي اللي ولدت وتررعت فيه أهلا يا سعودية أهلا يا جدة اهلا يا عنا كش thank you dia brother really i missed Anakish and Shu’ara market ya allaaaah!

    2. Thank you very much for your words of encouragement. We feel touched. It is nice to know that the effort we put in this website is being recognized. May God Almighty bless you.

  4. Hi there, I have been waiting for the zi chuculata recipe for a very long time now, I really need to know how to make this.

  5. walaal marka hore waxaan idinku salaamayaa salaanta muslinka ah scw marka labaad waad ku mahadsantihiin aqoonta wanaagsan ee aad noosoo gudbisaan intaa kadib waxaan jecelahay in aan sameyo hot sauce tijaabiyo inta uu oolikaro shelf life marka maxaan isticmaali karaa si aan u tijaabiyo arintan waa mahasan tihiin

    1. Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
      Waa ku mahadsan tahay faallada wacan walaal. Basbaas maa ka waddaa mise soos la kariyey?

Leave a Reply to Amal Abukar Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *