Notice: Function _load_textdomain_just_in_time was called incorrectly. Translation loading for the twentytwentyone domain was triggered too early. This is usually an indicator for some code in the plugin or theme running too early. Translations should be loaded at the init action or later. Please see Debugging in WordPress for more information. (This message was added in version 6.7.0.) in /home3/kexrqumy/public_html/wp-includes/functions.php on line 6121
Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home3/kexrqumy/public_html/wp-includes/functions.php:6121) in /home3/kexrqumy/public_html/wp-includes/feed-rss2.php on line 8 Lunchbox – Xawaash.com
http://xawaash.com
Somali Food Blog: Easy Somali RecipesWed, 21 May 2014 05:37:22 +0000en-US
hourly
1 https://wordpress.org/?v=6.8.1Egg Salad (Insalaaddo Ukun) Oeufs Mayonnaise سلطة البيض
http://xawaash.com/?p=7538
http://xawaash.com/?p=7538#commentsMon, 23 Dec 2013 04:32:41 +0000http://xawaash.com/?p=7538Continue reading Egg Salad (Insalaaddo Ukun) Oeufs Mayonnaise سلطة البيض]]>Egg Salad (Insalaaddo Ukun) Oeufs Mayonnaise سلطة البيض
Ukunta digsi ku rid, biyaha tuubbada oo qaboow ku kor shub. Dab sare ku kari ilaa ay biyaha ka karaan, kaddibna dabka u gaabi. Dab yar ku kari muddo 20 daqiiqo.
Biyaha kulul ka daadi. Biyaha tubada oo qaboow ku shub, kaddibna isla markii fiiq intay ukunta aad u qaboobin.
Ukunta burburi ama birta farmaaajada lagu xoqo ku xoq. Ku dar mayoneeyska, cusbada, saliidda oliifada iyo filfil madoow shiidan. Si fiican u qas, kaddibna qaddin.
Ukun Isticmaal biyaha tuubbada oo qaboow Ukun la karkariyay Ukun la karkariyay oo la xoqay Insalaaddo Ukun Insalaaddo Ukun Insalaaddo Ukun Insalaaddo Ukun Insalaaddo Ukun